Akhriso:-Masuuliyiin xilka laga qaaday iyo kuwa cusub oo la magacaabay

0
608

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo dowladaha Hoose ee dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa Maanta xilalkii looga qaaday maamulkii degmada Raaga Ceelle iyada oo masuuliyiin kale la Magacaabay.

Wareegtadaan oo ku taariikheysan 7,dii Bishii dhamaatay ee January ayaa waxaa lagu kala diray masuuliyiintii Maamulka degmada Raaga Ceelle lana Magacaabay kuwo Cusub.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Masuuliyiinta Cusub ee Maamulka degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

http://www.radiodalsan.com/wp-content/uploads/2018/02/

 

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

LEAVE A REPLY