Akhriso: Maxkamadda Sare ee Galmudug oo deg deg ugu yeertay Xildhibaanadii sheegay inay Xaaf xilka ka qaadeen

0
2365

Maxkamadda sare ee Maamulka Galmudug ee sheegeen inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf ayaa looga yeeray maxkamadda Sare ee Maamulkaas oo fadhigeedu yahay Cadaado.

Maxkamadda Sare ee Galmudug ayaa u yeertay ilaa 25 Xildhibaan oo ay sheegtay in dacwadooda loo soo gudbiyey.

Xildhibaanada ayaa lagu amray inay Maxkamadda sare imaadaan Maalinta Talaada oo ay taariikh ku beegan tahay 03 / 10/2017.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso magacyada Xildhibaanaas iyo sababta loogu yeeray:

 

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

LEAVE A REPLY