Beledweyne: Nin miino uu aasayay ku dhintay (Sawirro)

0
101

Maamulka Gobolka iyo saraakiisha amaanka ayaa booqday Goobta ay Miinada kula qaraxday qofka aasayay oo u dhaxeysa Garoonka Diyaaradaha iyo Magaalada Beledweyne.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo saraakiil kale oo saaka tagay goobta ayaa sheegay in qofkan uu damacsanaa in uu laayo dad Soomaaliyeed hayeeshee isaga ku qurbaxay halkaas.

Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay dadka degaanka in ay kala shaqeeyaan maamulka xaqiijinta amniga Magaalada Beledweyne.

Saraakiisha Ciidamada ayaa iyana sheegay in ay sii wadayaan dagaalka iyo howlgallada ka dhanka ah Al-shabab,iyaga oo qaraxaas ku eedeeyay in ay ka dambeyso Al-shabab.

Baladweyne Qarax 1
Baladweyne Qarax 3
Baladweyne Qarax 4
Baladweyne Qarax 6
Baladweyne Qarax 16
Baladweyne Qarax 20

Baladweyne Qarax 10

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

LEAVE A REPLY