Sunday, February 18, 2018

Isbeddelka Kudhacay dalka Itoobiya & Is-muquuninta Qowmiydaha

Isbeddel ku cusub Xukunka iyo dhaqan-siyaasadeedka Itoobiya, laganayaabo in uu halistiisa yeesho ayaa hadda ku socda qaabkii ay Itoobiya u dhisnayd, kuna ahayd dowlad...

Baadari ka hadlay kaniisadaha ku yaal soomaaliya iyo sida ay dib ugu howlgalinkaraan

Badari ka tirsan Mad-habta Katooligga ayaa sheegay in uu booqasho ku yimid Muqdisho islamarkaana qiimeeyay sida ay suuragal u tahay in la furo Kaniisadda...

Dowladda Indonesia oo 11 diyaaradood ka soo iibsatay wadanka Ruushka

Dowladda Indonesia ayaa 11 diyaaradood oo nooca dagaalka ah ka iibsatay Ruushka iyada oo ay ku baxday lacag ka badan hal Bilyan oo doollarka...

Israa’il oo Duqeysay Gaza Iyo Xamaas Oo Ka Jawaabtay

Ciidamada Israa’il ayaa sheegaya in ay duqeeyeen magaalada Gaza, gaar ahaan, meelo gaar ah oo ay leeyihiin dhaq-dhaqaaqa Islaamiga ah ee Xasmaas, waxaana ku...

Xog: Mareykanka oo saldhigyo hor leh ka dhisanaya gobolka Sh/Hoose

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in dowlada Mareykanka ay wado qorsho ay Saldhigyo Militery uga dhisaneyso Degmooyin hor leh oo hoostaga Gobolka Shabellaha...

Madaxweyne Erdogan oo sifo xun ku tilmaamay hab dhaqanka Donald Trump

 Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa aysan dhag jalaq usiin doonin wararka kasoo yeeraya dhigiisa Mareykanka Trump. Recep Tayyip...

Magacyada afar ka mid ah xiddigaha ka dheela Premier League ee Baabuur Taksi ah...

Waxaa la shaaciyey magacyada afar ka mid ah xiddigaha ka dheela horyaalka xiisaha leh ee English Premier League, kuwaasoo loo haysto inay gaari Taksi...

Booliska Jarmalka oo xiray muwaadin Somaliyed oo lagu eedeeyay Shabaabnimo

Ciidamada la dagaalanka argagixisadda ee dalka Jarmalka ayaa xabsiga dhigay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu eedeeyay in uu horay uga tirsanaa dagaalyahanada Al-Shabaab ee ku...

Mareynkanka oo ka digay in laga dhabeeyo Qorshe QM ansixisay oo halis ku ah...

Mareynkanka ayaa si adag uga soo horjeestay go’aan Qaramada Midoobay uu ku ansixiyay in Ciidamada Nabad ilaalinta ee Midowga Africa ee AMISOM laga saaro...

Gaari siday Qaraxyo & Hub farabadan oo lagu qabtay Kenya xili uu ka baxay...

Saraakiisha ciidamada amaanka Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen gaari siday Qaraxyo iyo Hub farabadan oo sharci daro ah. Saraakiisha ayaa Gaariga iyo Hubka...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena