Sunday, February 18, 2018

Mareynkanka oo ka digay in laga dhabeeyo Qorshe QM ansixisay oo halis ku ah...

Mareynkanka ayaa si adag uga soo horjeestay go’aan Qaramada Midoobay uu ku ansixiyay in Ciidamada Nabad ilaalinta ee Midowga Africa ee AMISOM laga saaro...

Xidigaha Bollywoodka Ee Soo Xajiyen Ama Waajibadka Xajka Soo Guteen (+Sawiro)

Xidigaha Bollywoodka waa kuwa caan ah daafaha caalamkana magac kuleh sido kalena shaqadooda ugu weyn ee tahay fanka...

SAWIRO: Dhaqtar si xeeladeysan u kufsaday 265 gabdho yar yar….

Dhaqtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la ogaaday inuu faro xumeeyay gabdho yar yar oo gaaraya illaa 265 qof Illaa 65 gabdhood oo hor...

Ciidamo Kenyan ah oo ka kala cararay deegaan markii loo sheegay iney Shabaab ku...

Saraakiisha iyo ciidamada dowlada Kenya ee ka howlgala jaziirada Lamu ayaa dowlada Kenya waxa ay ka codsadeen in laga saaro xarumha ay jaziiradaasi kaga...

Dowlada Ingiriiska oo ku Faantay Howlgal ay Somalia ka Fuliyeen Ciidamo ay maalgalisay

Wargeyska The Telegraph ee ka soo baxa Dalka Ingiriiska oo xiganaya Saraakiil ka mid ah Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in Ciidamada Ingiriisku tababaray...

Dowladda Kenya oo ruqsadda kala noqotay diyaaradihii Qaadka keeni jiray dalka Somaliya

Ururka ay ku midoobeen Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa sheegay in ay khasaare badan galeen dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay kaddib markii Diyaaradaha qaadka...

Waraaqo sir dowladeed oo xasaasi ah oo looga tagay dukaan lagu ibiyo alaabaha celiska...

Dowladda Autralia ayaa bilowday baaritaan la xiriira sida ay ku dhacday in waraaqo sir dowladeed oo xasaasi ah ay banaanka ugu baxeen kadib markii...

Qorshe Cusub:- Norway Iyo Sweden Oo Dhex Dhexaadinaysa Soomaaliya Iyo maamulka  Soomaaliland!!

Waddamada Norway, Switzerland iyo Sweden ayaa door muhiim ah ka ciyaari doona wada hadallada iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo Soomaaliland. Wada hadal khadka taleefoonka...

Daawo hogaamiyaha Mucaaradka Dalka Kenya Raila Odinga Oo Loo Dhaariyay Madaxweyne

Hoggaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga ayaa kasoo hor muuqday kumanaan qof oo isugu soo baxay beerta Uhuru ee Nairobi, halkaas oo lagu dhaariyay...

Kenya oo laba Madaxweyne yeelaneysa & Dowladda oo hawada ka saartay Telefishan Caan ah

Dalka Kenya ayaa la filayaa inuu maanta yeesho laba madaxweyne kadib markii mucaaradka ay hoggaamiyahooda Raila Odinga u dhaariyaan xilka Madaxweynaha dalkaasi. Tallaabadan Raila Odinga...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena