Sunday, February 18, 2018

Qaraxyo iyo Rasaas xoogan oo ka dhex dhacaaya Jaamacada lagu tababaro Ciidanka Militariga Afghanistan

Wararka ka imaanaya Magaaalda Kabul ee Xarunta Wadanka Afghanistan, ayaa sheegaya in saaka halkaa looga waabaristay Qaraxyo iyo rasaas xoogan. Dadka ku nool magaalada ayaa...

Madaxweyne Erdogan oo sifo xun ku tilmaamay hab dhaqanka Donald Trump

 Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa aysan dhag jalaq usiin doonin wararka kasoo yeeraya dhigiisa Mareykanka Trump. Recep Tayyip...

Ururka Daalibaan oo tababar u soo xiray Ciidamo cusub oo ku biiraya (Sawirro)

Ururka Daalibaan ee ka dagaallama dalka Afghanistan ayaa tababar u soo xiray Ciidamo cusub oo ku biiraya Ciidanka ururkaas ee dagaalka kula jira dowladda...

Magacyadda Raggii Weeraray Macalimiinta Kenya oo la shaaciyay

Dowladda Kenya ayaa shaacisay Magacyadda raggii ka dambeeyay weerarkii Macaliinta lagu laayay ee ka dhacay jimcihii  Iskuul ku yaalla Magaalada Gaarisa halkaas oo lagu...

Khamenei oo kashifay danaha mideysan Mareykanka iyo Daacish ee Afgaanistaan

 Hoggaamiyaha ruuxiga ee dalka Iraan Ayatollah Ali Khamenei ayaa daboolka ka qaaday in dowlada Mareykanka ay qalqal amni ku heyso dalka Afqanistan. Ayatollah Ali Khamenei,...

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo la kulmay Dhaawacyadii lagu daweeyey Turkiga.

Tobonaan qof oo ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay isgoyska Soobe 14-kii Oktoober sanadkii tagay 2017-dii, laguna soo daweeyey Magaalada Ankara ayaa La kulmay Safiirka...

Wasiirada Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD Oo Maanta Shir Uga Furmayo Itoobiya

Magaalada Addis-Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu wada in maanta uu ka furmo shir u dhexeeya Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka...

Al-Sisi oo sabab yaab leh xabsi u dhigay madaxii hore ee ciidamada militiriga Masar

Madaxweynaha dalka Masar Cabdifitaax Al-Sisi ayaa amar ku bixiyay in Xabsi la dhigo madaxii hore ee ciidamada militiriga Masar Sami Anan. Al- Sisi ayaa amarka...

Dowladda Kenya oo ku dhawaaqday inay mamnuucday dhaq dhaqaaqa mucaaradka NRM

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay mamnuucay dhaq dhaqaaqa wax iska caabinta ee NRM, iyadoo ku tilmaamtay inay yihiin burcad. Arrintan ayaa ka dambeysay, kaddib...

Erdogan oo ku dhaartay inuu wadi doono dagaalka Kurdiyiinta iyo Mareykanka oo laga cabsi...

Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhaartay in dagaalka ka dhanka ah Kurdiyiinta Waqooyiga Suuriya uu wadi doonaan ilaa bariga Dalka Ciraaq. Madaxwaynaha Erdogan...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena