Sunday, February 18, 2018

Ethiopia xaggee ku danbayn doontaa?

Dhaqdhaqaaqa dibadbaxyada ka socda Ethiopia waa mid ka mid ah khilaafyada ugu saamaynta badan qaaradda waxa uuna awood u leeyahay in uu wax...

Sawirro:-Qaar ka mid ah dhalinyaro ka soo badbaaday Magafayaasha Libya oo Muqdisho soo gaaray

toban ka mid ah dhallinyarada Maxaabiista ku ahaa dalka Liibiya ayaa maanta laga soo dejiyay Garoonka diyaaradah Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Dhallinyaradan waxaa Garoonka...

Magacyadda Raggii Weeraray Macalimiinta Kenya oo la shaaciyay

Dowladda Kenya ayaa shaacisay Magacyadda raggii ka dambeeyay weerarkii Macaliinta lagu laayay ee ka dhacay jimcihii  Iskuul ku yaalla Magaalada Gaarisa halkaas oo lagu...

Xog: Safaarada Turkiga ee Somalia oo wada qorshe cusub oo dhiiri galin leh

Sida aan xogta ku helnay Safaarada Turkiga ee Somalia ayaa wada qorsho ay ku howlgalineyso qaar kamid ah ciidamadii ay dhawaan tababarka ugu soo...

Itoobiya oo xaalad deg deg ah lagu soo rogay

Golaha wasiirrada ee waddanka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in xaalad degdeg ah ay dalkaasi ku soo rogeen maalin kaddib markii uu is-casilaadisii gudbiyey Ra'iisul...

Muxuu ku qotomay kulanka khaaska ahaa ee Muqdisho ku dhexmaray Michael Keating & Al-Othmani

Sida ay baahisay Wakaaladda wararka Imaaraadka ee WAM, waxaa magaalada Muqdisho ku kulmay Ergayga gaarka ah ee QM u qaabilsan arrimaha Somalia Michael Keating...

Fadeexad kusoo baxday Madaxweynaha Masar oo Israa’iil u ogolaaday Duqeyn ay ka fuliso dalkiisa

Madaxweynaha Masar oo mar kale u sharxan xilka ayaa fadeexad ku soo baxday kadib markii Wargeyska New York Times uuaa soo daabacay warbixin ku...

Madaxweynaha Jabuuti Oo La Kulmay Xoghayaha Guud Ee Jaamacadda Carabta

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar  Geelle iyo Xoghayaha Guud ee Jaamacadda carabta Ahmed Abul Qeyd, ayaa ka wada hadlay arrimaha mandiqada Carabta iyo...

Nin Middi ku hubeysnaa oo lagu dilay iridda xafiiska Madaxweynaha Iraan

Ciidanka Ilaalada Madatooyada Dalka Iraan ayaa goordhow toogtay Nin middi ku hubeysan oo galay madaxtooyada  Dalka Iraan,halkaas oo uu ku suganyahay Madaxweynaha Dalkaas Xasan...

Turkiga Oo Soo Celinaya Xiriirka Uu La Leeyahay Boqortooyada Hollanad

Turkiga ayaa ku dhawaaqay in uu dib-u-soo-celin-doono xiriirkii kala dhaxeeyay boqortooyada Holland kadib markii dalka dambe uu xiriirkii diblomaasiyadeed jaray. Turkiga dhankooda waxaa sheegayaan in...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena