Sunday, February 18, 2018

Dowladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shir looga hadlayay go’aankii Trump ee Quddus

Wasiiru- Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Cabduqaadir Axmed Kheyre  ayaa ka qeybgalay shir Wasiirada arrimaha Dibadda Carbeed ay kaga tashanayeen...

28,000 Somali ah oo ku xayiran Magaalada Sanca ee Caasimadda dalka Yemen

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 28,000 oo Qof oo Soomaali ah ay ku xayiran yihiin Magaalada Sanca ee Caasimadda dalka Yemen...

Hal sabab oo Qoys Kenyaan ah ku kalifeyso inay Hantidooda dhan ku wareejiyaan Al-Shabaab

Qoyska Isaac Mbalewa oo ka mid ahaa Ciidamadii Kenya ee 2016kii lagu weeraray Ceel Cadde ayaa hadda ku dhawaaqay in ay diyaar u yihiin...

Safiirka Turkiga ee Soomaaliya oo la kulmay Dhaawacyadii lagu daweeyey Turkiga.

Tobonaan qof oo ku dhaawacmay Qaraxii ka dhacay isgoyska Soobe 14-kii Oktoober sanadkii tagay 2017-dii, laguna soo daweeyey Magaalada Ankara ayaa La kulmay Safiirka...

Shiinaha oo Mareykanka ugu baaqay inuu ka haro hab dhaqanka dagaalka qabow ee uu...

Shiinaha ayaa ugu baaqay Mareykanka inuu isaga haro waxa uu ku tilmaamay hab dhaqanka ku salaysan dagaalka qabow, waana inuu dhinaciisa ka adkeeyaa mas'uuliyadda...

Xidigaha Bollywoodka Ee Soo Xajiyen Ama Waajibadka Xajka Soo Guteen (+Sawiro)

Xidigaha Bollywoodka waa kuwa caan ah daafaha caalamkana magac kuleh sido kalena shaqadooda ugu weyn ee tahay fanka...

Dowladda Kenya oo loogu baaqay in ay ilaaliso xoriyada Warbaahinta

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabbilsan xuquuqul insaanka ayaa xukuumadda Kenya ugu baaqday in ay tixgeliso ammarka ka soo baxay maxkamadda sare ee dalka, dibna...

Diyaarada ay lahaayeen Militariga Ruushka oo lagu soo riday Syria

Dalka Syria ayaa ku soo dhacday Diyaarad nooca dagaalka ah Sukhoi-25 oo ay leeyihiin ciidamada dalka Ruushka,taasi oo lagu soo ridey gobolka Idlib Waqooyi...

Ururka Daalibaan oo tababar u soo xiray Ciidamo cusub oo ku biiraya (Sawirro)

Ururka Daalibaan ee ka dagaallama dalka Afghanistan ayaa tababar u soo xiray Ciidamo cusub oo ku biiraya Ciidanka ururkaas ee dagaalka kula jira dowladda...

Tirada Askarta Turkiga ee lagu dilay Dagaalka Waqooyiga Suuriya oo la shaaciyey

Meleteriga Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in sideed askari looga dilay dalka Suuriya gaar ahaan waqooyiga dalkaasi oo dagaalo qaraar ay ka socdaan. Askartan ayaa lagu...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena