Sunday, February 18, 2018

Ethiopia oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan mucaaradka DF

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa sheegay in dowlada Somalia ay kasii baxeyso dhibaatooyinka Siyaasadeed ee ku hareereysan. Workneh Gebeyehu, waxa uu sheegay...

Faah faahin qasaaraha kadhashay qarax weyn oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo  kadhacay dalka..

Ugu yaraan 40; Qof ayaa geeriyootay iyada oo tiro gaareysa 140 kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markii Rag isku soo xiray walxaha qarxa ay...

Qorshe Cusub:- Norway Iyo Sweden Oo Dhex Dhexaadinaysa Soomaaliya Iyo maamulka  Soomaaliland!!

Waddamada Norway, Switzerland iyo Sweden ayaa door muhiim ah ka ciyaari doona wada hadallada iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo Soomaaliland. Wada hadal khadka taleefoonka...

Dowladda Kenya oo ruqsadda kala noqotay diyaaradihii Qaadka keeni jiray dalka Somaliya

Ururka ay ku midoobeen Ganacsatada Qaadka Kenya ayaa sheegay in ay khasaare badan galeen dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay kaddib markii Diyaaradaha qaadka...

Maxkamad Kutaala Dalka Kenya oo siideysay Iraaniyiin Argagixisanimo u xirnaa

Maxkamadda Magaalada Mombasa ee dalka Kenya ayaa shalay oo jimco ahayd siideysay 2 Qof oo u dhashay Dalka Iraan,kuwaas oo 2013kii lagu xukumay min...

Hailemariam Desalegn Oo Masar Ka Sameeyay Arrin Uu Fidel Castro Muqdisho Ka Sameyay Afartan...

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia oo safar kumaraya dalka Masar ayaa si caro leh uga hadlay khilaafka soo noqnoqday ee u dhaxeeya labada dowladood. Hailemariam Desalegn ayaa...

Keating oo sheegay in Somaliya ay waddamo reer galbeed ah kaga fiicantahay saamiga siyaasadda...

Ergeyda Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Machel Keatiny ayaa kulan la qaatay Somalida Minnesota ee Dalka Mareykanka . Kulanka ayaa Keating lagu weydiiyay su’aalo badan...

Wasiirada Arrimaha Dibadda Urur Goboleedka IGAD Oo Maanta Shir Uga Furmayo Itoobiya

Magaalada Addis-Ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu wada in maanta uu ka furmo shir u dhexeeya Wasiirada Arrimaha dibadda ee Urur Goboleedka...

Sucuudiga oo sii daayay qaar ka mid ah ragga ugu qani san oo horey...

Dhowr ka mid ah ragga ugu qanisan uguna saameynta badan waddanka Sucuudi Carabiya ayaa la sii daayay kaddib markii ay isfagarad dhaqaale la gaareen...

Erdogan oo ku dhaartay inuu wadi doono dagaalka Kurdiyiinta iyo Mareykanka oo laga cabsi...

Madaxwaynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhaartay in dagaalka ka dhanka ah Kurdiyiinta Waqooyiga Suuriya uu wadi doonaan ilaa bariga Dalka Ciraaq. Madaxwaynaha Erdogan...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena