Wednesday, January 24, 2018

Dibad baxayaal rabay inay ku hor banaan baxaan Xarunta Golaha shacabka oo rasaas lagu...

Dibad baxayaal taageersanaa Xukuumadda oo maanta isugu soo baxay waddooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa rasaas lagu kala  eryay, kaddib markii ay isku dayeen...

Cabsi ka taagan goobaha Bulshada isugu yimaadaan Magaalada Muqdisho

Cabsi ayaa ka taagan goobaha Bulshada isugu yimaadaan ee Magaalada Muqdisho, kadib markii dadka dareen cabsi leh ay ka muujiyeen qaraxyada gaadiidka iyo midka...

Dhacdo naadir ah oo ka dhacday Degmada Warta Nabadda

Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii...

Wasiir ka hadlay Kiiska Qalbi Dhagax oo xilka laga qaaday

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19  September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru...

Diyaarad Drone oo ku soo dhacday Degmada Yaaqshiid

Diyaarad nooca loo yaqaan Drones-ka ayaa goor dhaweyd waxa ay ku soo dhacday Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan...

Dilalka oo ku soo kordhay Muqdisho & nin lagu dilay Suuqa Bakaaraha

Nin dhalinyaro ahaa, ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxaana uu dilkan ku soo beegmaya, iyadoo dilalka ay...

Baarlamaanka oo guddi u saaraya dood ay Xildhibaanada ka yeesheen arrinta Qalbi Dhagax

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa galabta guddi u xil saaraya inay ka soo tala bixiyan dood adag, oo maanta ay Xildhibaanadu ka...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena