Sunday, February 18, 2018

Ethiopia xaggee ku danbayn doontaa?

Dhaqdhaqaaqa dibadbaxyada ka socda Ethiopia waa mid ka mid ah khilaafyada ugu saamaynta badan qaaradda waxa uuna awood u leeyahay in uu wax...

Ra’isulwasaare Kheyre Waa Markiisa :Faallo!!!!

Waa suuragal inaad ku jahwareertay cinwaanka faaladda balse ugulama jeedo caqabado xilka qaadis oo hada heysta Raisulwasaare Xasan Cali kheyre laakiin waa baalki siyaasadeed...

Maxaa ka jira in Qabrigii Caroweelo ragga ay dhagax tuuraan dumarkana ubaxyo dhigaan!

Sheekada Caroweelo waa mid shaac ka ah Soomaalida dhexdeeda, waxayna nagu soo wada gaartay sheeko xariirooyinka laga dhaxlay awoow ka awoow, taas oo jiil...

Xarigga Naciimo iyo xariggii Samsam

Xarigga Naciima Qorane ee Hargaysa waxa uu dib u celinayaa xasuusteenna, waxa uu ina dul gaynayaa xabsiyada Hargaysa iyo xariggii naxariis darrada, xanuunka iyo...

Taxanaha Maxaabbiistii Dagaalkii 77 – Taariikh koooban

Soomaaliya iyo Ethiopia waxaa dhex maray dagaal qaraar oo billowday sannadkii 1977.  Waxay ahayd xilligii dunida uu ka jiray dagaalkii qaboobaa ee u dhexeeyay...

Soomaalida iyo hunduuska maxaa ka dhaxeeya?

Dhibaatadeenu waa Zamanka (Goorta) waliba Tagtada. Wax walba oo hadda taagan, waxay xariiri la leeyihiin dhibaatooyin hore oo wali la gocanayo. Soomali Land waxay u...

Wax Ka Baro Deegaanka Tuka-raq oo ka tirsan gobolka Sool Dad iyo Deegaan

Deegaanka Tuka-raq oo ka tirsan gobolka Sool, waxaa labadii bil ee la soo dhaafay ka jiray xasarad dagaal oo u dhaxeysa maamullada Somaliland iyo...

Haddaad dooneyso inaad Farxad la ilmeyso halkaan soo fiiri !

Inkastoo in badan oo wakhtiyadeena kamid dhagaheenu ay maqlaan dhibaatooyin ay kamjd yihiin guul-darooyin, qaraxyo, dad dhintay, kuwa halaagsamay, kuwa barakacay, kuwa dooni la...

Waayihii kacaanka (Qeybta koowaad)

Dalka Soomaaliya wuxuu kamid ahaa Wadamada dhaca Qaaradda Afrika ee Gumeystihii reer Yurub ku qeybsadeen Shirkii Baarliin Sanadkii 1884-tii. Bartamihii 1960-kii, Gobollada dhaca Waqooyiga iyo...

Xeradeena waa wada ulo ul laqaatana ma leh

Cinwaanka  Maqaalka  waa  googaaleysi soomaaliyeed oo xambaarsan murti qoto dheer waana dhaqan wanaagsan oo soomaalida lagu yaqaana  in ay Googaa iyo Cadala su’aalaha xiligaa...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena