Friday, December 15, 2017

Sawiro: 3-dii October Sanadkii 1993-Kii Maalin aan ka baxayn xusuusta Maraykanka Soomaalidana ugu suntan...

Shalay  oo kale 3-dii October sanadkii 1993-dii Casar gaabadkiii xilliga Muqdisho, waxaa ka dhacay Dagaal aad u Qaraar oo u dhaxeeyay Taageerayaashii  Isbahaysiga SNA ee uu Hogaaminnaayay Marxuum eneraal Maxamed  Faarax Xasan...

Qaar ka tirsan warbaahinta Soomaalida oo bilaabay inay hab beeleed ku difaacaan Maareeyaha Dakadda...

Qaar ka tirsan Warbaahinta Soomaaliyeed kuwooda Online-ka ah  (Website) ayaa bilaabay inay hab beeleed ku difaacaan Maareeyaha Dekadda Muqdisho Axmed Washington oo muddo 20 sano ah Xabsi geliyey Muwaadin Soomaaliyeed oo...

Maryan ma ahayn Masiixiyad! (Akhriso sababta ku kaliftay masiixiyiinta Somaliyeed inay faafiyaan warbixin aan...

Marka ugu horeyso waxaan dhammaan Akhristayaasheena iyo qoyska Maryan ka baxday uga cudur daaraneynaa inaan markii hore usoo gudbinay warbixin ay Websitekooda kusoo qoreen masiixiiyiin Soomaaliyeed oo sheegtay inay Maryan iyo...

Shan waxyaabood oo uu Farmaajo kaga guuleysan karo Maamul Goboleedyada

Waxaa socdo ololihii ugu dambeeyey oo lagu doonayo in meesha looga saaro madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya kuwaas oo kursiga ka dhigtay meel macaash laga raadiyo lagana dumiyo dowladda iyo aayaha Shacabka...

Halka laga heysto siyaasadda Soomaaliya iyo hal arrin oo ay aheyd inuu Farmaajo kaga...

Dowladda Soomaaliya ayaa hadda wajaheyso xasarad iyo siyaasad aad u adag oo kaga timaaday Maamul Goboleedyada dalka ka jiro  kadib markii la isku qabtay go'aanka ay dowladda Soomaaliya ka qaadatay khilaafka...

Khaa’inul Wadan!!: Shakhsiga ka dambeeyo inay maamul Goboleedyada taageeraan xulafada Imaaraadka iyo Sacuudiga oo...

Inta badan maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa qaatay go'aan ka duwan midka ay dowladda Soomaaliya ka qaadatay khilaafka dowladaha Khaliijka. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhex dhexaad ka tahay khilaafkaan isla markaasna aysan...

Lix Dulaal oo u dhashay Habar Gidir oo loo adeegsanayo in lagu dumiyo isla...

Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan...

Xayle Salaase oo ku calaacali jiray ” weligeey ma illoobi doonno dharbaaxo uu igu...

Boqorkii hore ee dalka Ethiopia Xayle Salaase wuxuu ku calaacali jiray intuusan geeriyoon, weligeey ma illoobi doonno dharbaaxo uu igu dhuftay wasiirkii arrimaha dibadda Soomaaliya iyo Jeneraalkii dilay 250-ka Amxaarada ah. Wasiirkii...

XOG: Jabinta Siraha Qufulan & Xaqiiqadii dhex martay Maxamed Siyaad Barre & Salaad Gabeyre

Akhristow Taariikhda waa sidi xarig taxan oo is daba-yaala dhacda kastana waxay leedahay xasuuteed, oo dharaar waliba hadal haynteeda socoto .. maalin kasta oo ku soo marta waxay kaaga tagtaa xasuus...

5 qalad oo yaab leh oo ku jira guddiga uu Jawaari u magacaabay Qalbi-dhagax

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamad Cusmaan Jawaari waxa uu Magacaabay Guddi Xildhibaano ah oo ka soo baaraan daga Go’aankii Golaha Wasiiradda ee 06-September, kadib markii uu la tashaday Ku Xigeenadiisa. Qaladaadka ku jira...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena