Friday, December 15, 2017

Wasiir ka hadlay Kiiska Qalbi Dhagax oo xilka laga qaaday

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng. Cadixakiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa xeer Lr-19  September 13 2017, xilka kaga qaaday Wasiirru Dawlihii Madaxtooyada ee Xirirka Gobolada Puntland. Wasiirkaan xilka...

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo si qaldan u adeegsaday xilka Xildhbaanimo (XILDHIBAANE IS TOOSI).

Erayga Xildhibaan waxa uu ka kooban yahay laba eray oo la isu geeyey oo ah; Xil iyo Dhibe, (Yacni Shakhsi Xilku dhibayo) ogow marka oo yaaney kaa hoos bixin Xildhibe ma...

Sidee Khilaafka Khaliijka u gilgiley Nidaamka federaalka Soomaaliya..? [WARBIXIN]

Murankii ka dhashay moowqifka dowladda federaalka ay ka qaadatay khilaafka dowladaha khaliijka iyo kan ay ka qaateen dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa cirka isku sii shareeraya, markastana waxaa kasoo kordhaya wax cusub...

Hal arrin oo uu Xaaf uga badbaadi karo mooshinka dowladda dhexe ku dooneyso inay...

Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa wado ololo ay ku dooneyso inay xilka uga tuurto madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf oo taageero u muujiyey dowladda Imaaraadka Carabta isla markaasna ka hor...

Waa maxay ceebta uu leeyahay go’aankii Dowladda Federaalka ee xiisadda khaliijka?

Inta aanan u galin dulucda qoramdeyda aan marka hore idinla wadaago dareenkeyga ku aaddan dhibiistii ay Xukuumadda Farmaajo u dhiibtay Taliska Xabashida muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhegax),...

Ololaha cusub ee Damu Jadiid: (4-tii sano ee ay na ciqaabeen ma ku filnaan...

Xildhibaanada kooxda Damu-Jadiid ugu jira baarlamanka Sooomaaliya ayaa billaabay olole la doonayo in lagu dumiyo dowaldda aan weli sanadkan jiran ee Soomaaliya, si loo soo dhiso dowlad kale oo ay qeyb...

Taariikhda Calanka Soomaaliyeed (Warbixin Muhiim ah)

Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 63-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed, calankeeda...

Wargeys TURKISH ah oo qoray warbixin kashiftay shirqoolka Imaaraadka ee Soomaaliya

Websiteka Daily Sabah ayaa soo daabacay warbixin xiiso badneyd oo kashiftay waxyaabo badan oo qarsoonaa kuna saabsan in wadanka Soomaaliya la doonayo in la qabsado iyadoo ay dowladaha Reer Galbeed ay...

Faarax Cabdulqaadir ” Imaaraadku wuxuu rabaa curyaaminta Xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga”

Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan...

Fallanqeyn: Muhiimadda socdaalka Farmaajo ee Gobolka Africa iyo qodobo xasaasi ah oo horyaalo (laba...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa tagay magaalada Djibouti ee xarunta dalka Djibouti. Safarka Madaxweynaha uu ku tagay Djibouti ayaa qeyb ka ah safar uu ku marayo qaar kamid ah dadlalka gobolka...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena