Friday, December 15, 2017

Madaxweyne Farmaajo uma qaraab tagin Dubai ee Qaranka qadafka halaga dhaafo.

Madaxweynaha Somalia waa matale guud, ma'ahan hogaamiye gobal iyo mid beeleed, Emirate-ku waa marinka ganacsi ee Somalia waxaana jira dano badan oo ka dhaxeeya labadda wadan, Danahaas waxaa ka wada hadli...

Habargidirey Aaway Caqligaagii Iyo Cilmigaagii?

Habargidirey xaggee u socotaa mise miir ma lihid, wixii ordaya ma la ordaysaa adigu, waxaad ku jirtaa xaalad jahawareer ah ismana ogid, mudo sideed sano ah (Shariif illaa Xasan Shiikh) waxaad...

Aqoon La’aanta Xasan Kheyre ayay u dumaysaa Dowladda Farmaajo

Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan...

Labo YARE yuus ma daayaan!: Maxaa kala haysta Garyare iyo Cali Yare oo u...

Labadaan nin ee kor ku xusan ayaa mid wuxuu u shaqeeyaa madaxweynaha wuxuuna caayaa raysal wasaaraha, agaasimaha madaxtooyada iyo duqa magaalada muqdisho, kaasi waa Cali Yare oo loo yaqaanno Cali Kaboqaad,...

Wargeys TURKISH ah oo qoray warbixin kashiftay shirqoolka Imaaraadka ee Soomaaliya

Websiteka Daily Sabah ayaa soo daabacay warbixin xiiso badneyd oo kashiftay waxyaabo badan oo qarsoonaa kuna saabsan in wadanka Soomaaliya la doonayo in la qabsado iyadoo ay dowladaha Reer Galbeed ay...

Muqdisho inay Maqaam Siyaasadeed hesho Dalka iyo Dadka ayay dan ugu jirtaa

Tan iyo markii ay Soomaaliya xornimadeeda ka qaadatay Dowladihii gumeysiga ee Talyaaniga iyo Ingiriiska lixdameedyadii, Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxay noqotay Awoodda Siyaasadeed ee wadanka iyadoo ay arrintaas u fududeysay Dhaqaalaha...

4 qodob oo mira dhal ka dhigaaya Booqashada Madaxweyne Farmaajo ee dalka Imaaraatka

Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan...

Hoggaamin xumida Kheyre, inuusan cafin qof ay is qabtaan, Hubsiimo la’aan iyo Shan Dabeecad...

Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan...

Faallo: Sanbaloolshow sooyaalkeenna sug adna is caymi ama ilaali dad iyo dano aan ilaalsamayn

Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan...

Gaashaan buursi sabab u noqday is-casilaadii wasiir Maryam Qaasim

Wasiir Maryan Qaasin ayaa waqtigii la magacaabay illaa is casilideedii 15ka Oktoober, waxay cadaadis dhanka shaqo kala kulmeysay Ra’iisul Wasaare Khayre iyo Prof. Yaxye oo hadda ah Lataliyaha khaaska ah ee...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena