Friday, December 15, 2017

Safarka IMAARAADKA: Socdaalkii dhimashada Danleyda (Xog-warran)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo socdaal rasmi ah ku tagaya Imaaraadka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabduulaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa todobaadkan u safri doona Wadanka isutagga imaaraadka Carabta...

Odawaa ma u hiiliyay Qalbi dhagax mise waa ka hiiliyay?

Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan...

Sheeko miyiga ka dhacday iyo hadalkii Maryan Qasim

Nin la dhihi jiray ina Shaati Weyne ayaa guursaday gabar la oran jiray Nuurto Dhoore oo aheyd gabar an waligeed horey usoo guursan ,usoo haasaawin oo waliba aan dhalinyarada sheeko wadaag...

Ma dowladeenaa dad lahayn mise dabin bay ku jirtaa?

Dalkastaba dadka ayaa difaaca kuna dadaala midnimada, mana jirto inta la og yahay dal ay wanaagiisa ka shaqeeyeen dad aan u dhalan, cilmiga waxaa uu aadamiga ku kordhiyaa waaya aragnimada iyo...

Bil Kadib Qaraxii Zoobe…Mala Qaaday Falcelintii Loo Baahnaa?

Muddo bil ah ayaa laga joogaa qaraxii ka dhacay isgoyska Zoobe, in ka badan 1000 qof ayaa ku waxyeeloobay, 31 maalmood kadib maalintaasi waxaa ay su’aal ka taagan tahay ma la...

Dadka amniga siyaasadeynaya caruurtoodii aaway ? (Yuu muhiim u yahay Amniga Muqdisho)

jawaabtaan markaad hesho ayaad fahmi doonta meesha laguu wato iyo dhaqanka bahalnimada ah ee maalmahan socda. Farmaajo, Mahad Salad, C/raxmaan Cabdi Shakuur ama Xasan Cali Kheyre midkoodna muhiim uma ahan amniga baahi...

Galmudug ha laga qabto hogaamiye kooxeed Xaaf (Akhriso Seddex Qodob oo uu ku kacay)

HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi, aqristoow Axmed Ducaale Geelle Xaaf wuxuu ahaa nin laga boqo magaalada Xamar, iyo guud ahaan...

Dad aan garasho iyo garaad lahayn: Ma qaldanaa hadalkii Farmaajo?

Waxaan nahay ummad ay garashada iyo garaadku ku yar yihiin kaba sii darane aan dareynsaneyn wadciga uu dalku maraayo iyo dhibaatooyinka naga heysta argagaxisada AL-SHABAAB.  Waxay soo qoreen in Madaxweyne Farmaajo...

Sidee xal loogu heli kara amni darada Soomaaliya?

Soomaaliya waxay Soo martay colaado fara badan ,laga soo bilaabo 1990 kii kadib markii ay meesha ka baday dawladii dhexe ee military ga ahayd oo iyada lafteeda ay rideen dagaalo kaga...

FARMAAJOW CARUURTAADA KA BILLOW, Haddii 22-sano keddib aad Beddeshay “Qoriga dhig, Qalinka Qaado”

Waa qoraal kooban oo kusoo dhacay maan fakaray, waana sheeko xiiso badan oo xasuusin kaaga dhigi doonta Oraahdii Elman Ali Ahmed oo ahaa Nin aad ugu dhaq-dhaqaaqi jiray Xuquuqda Aadanaha oo...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena