Monday, December 11, 2017

Sir la helay: Farmaajo iyo Kheyre oo Qiyaano aan horey loo arag ku sameeyey...

Anigu Bashiir ahaan go'aan walba, oo ay maamullada dalku ka qaataan waxan lagu sheegay DHEXNIMADA waan soo dhaweynayaa, oo ka sokow, in Siyaasaddu aysan DHEX lahayn, oo ay DHINAC leedahay ka...

Sir: sababta ugu weyn ee uu Fahad Yaasiin u qabtay xilka Agaasimaha Madaxtooyada oo...

Fahad Yaasiin waa shaqsi aad u yaqaan habka loo maareeyo Siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna ahaa shaqsigii keenay Madaxweyne Farmaajo sida ay ka war qabaan inta si fiican u taqaan siyaasadda isla markaasna...

Mareykanka oo weeraro cirka oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa sheegay in saddex weerar oo dhinac cirka ah ay maanta ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo lagu bartilmaameedsaday saldhigyo Al-Shabaab. War saxaafadeed ka soo baxay...

Doodii Xildhibaanada ee Kiiska Qalbi Dhagax oo soo dhamaatay iyo Guddi loo saaray

Doodii Xildhibaanada Golaha shacabka ay ka lahaayeen qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax ayaa goor dhow soo dhamaatay, iyadoo Guddoonka Baarlamaanka uu ku dhawaaqay in arrintan loo saaray Guddi. Xildhibaanada...

Dibad baxayaal rabay inay ku hor banaan baxaan Xarunta Golaha shacabka oo rasaas lagu...

Dibad baxayaal taageersanaa Xukuumadda oo maanta isugu soo baxay waddooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa rasaas lagu kala  eryay, kaddib markii ay isku dayeen inay ku hor-banaan baxaan Xarunta golaha shacabka,...

Cabsi ka taagan goobaha Bulshada isugu yimaadaan Magaalada Muqdisho

Cabsi ayaa ka taagan goobaha Bulshada isugu yimaadaan ee Magaalada Muqdisho, kadib markii dadka dareen cabsi leh ay ka muujiyeen qaraxyada gaadiidka iyo midka Ismiidaaminta ah ee ka dhaca Magaalada Muqdisho. Dareenka...

Dhacdo naadir ah oo ka dhacday Degmada Warta Nabadda

Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii ay barteen. Madax iyo shacab wada hadla, madax...

Diyaarad Drone oo ku soo dhacday Degmada Yaaqshiid

Diyaarad nooca loo yaqaan Drones-ka ayaa goor dhaweyd waxa ay ku soo dhacday Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan Hay’adaha ammaanka Dowladda. Diyaarada ayaa ku dul dhacday...

Dilalka oo ku soo kordhay Muqdisho & nin lagu dilay Suuqa Bakaaraha

Nin dhalinyaro ahaa, ayaa gelinkii dambe ee maanta lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxaana uu dilkan ku soo beegmaya, iyadoo dilalka ay maalmahaan ku soo bateen magaalada. Ninkan, ayaa waxay...

Baarlamaanka oo guddi u saaraya dood ay Xildhibaanada ka yeesheen arrinta Qalbi Dhagax

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa galabta guddi u xil saaraya inay ka soo tala bixiyan dood adag, oo maanta ay Xildhibaanadu ka yeesheen wareejintii C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax)...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena