Wednesday, January 24, 2018

27 Qof oo ku dhintay qarax la la eegtay masaajid ay dadbadan ku cibaadaysanayeen.

war ayaa sheegaya in Ugu yaraan 27 Qof la xaqiijiyay in ay ku dhinteen kaddib markii xalay fiidkii ay labo qarax ka dhaceen Masaajid...

R/wasaare Kheyre oo maanta Khudbad ka jeedin doona Shirka Dhaqaalaha Aduunka

Ra’iisul wasaaraha Xakuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaca ah uu khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyo...

Madaxweynaha dalka ugandha yoweri musavani ayaa markii ugu horeysay habdhaqanka donald trump.

Madaxweynaha dalka Ugandha Yoweri Musavani ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday inuu jecelyahay Siyaasada iyo habdhaqanka Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump. Yoweri Musavani, waxa...

Akhriso:-Wararkii U Dambeeyay Dagaal Dhex Maray Ciidamada AMISOM Iyo Al-Shabaab

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka oo baxaya dagaal Al-Shabaab iyo ciidamda AMISOM ku dhex maray deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaaladaan ayaa waxa...

Sawirro:-Axmed Madoobe”Qorshaha Amni Iyo Midka Horumar Waan Gaarsiineynaa Degmooyinka Ku Jira Gacanta Jubbaland”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada marti qaad ugu sameeyay Gudoomiyayaasha Degmooyinka Jubbaland iyo xubno maamul oo...

Shacabka ku nool Degmada kaaraan oo maanta banaanbax dhigay iyo suuqa oo xeran.

Banaanbax looga soo horjeedo ciidamo ka tirsan militiriga soomaaliya ayaa waxaa uu ka socdaa qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Soomaaliya. Dibad baxaan...

Xog: Khilaafkii Siyaasadeed ee u dhexeeyay madaxweyne Farmaajo iyo Bukhaari oo xal loo helay

Wararka aan ka heleyno Xildhibaano ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka ayaa sheegaya in xal laga dhex abuuray Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo...

Deg Deg-Xarunta Hey’adda Save the Children oo la weeraray iyo kooxo hubeysan oo gudaha u...

Inta la Xaqiijiyay  11-ruux ayaa ku dhaawacmay weeraro kooxo hubeysan ay ku qaadeeen xafiiska Hey’adda samofalka ah ee Save the Children oo fadhigeedu ahaa...

Mareykanka Oo Dad Reyid Ah Ku Dilay duqeyn ay ka gaysteen Gudaha Soomaaliya

Shacab badan oo Soomaali ah ayaa waxaa waxyeelo badan ay ka soo gaartaa duqeymaha diyaaradaha Mareykanka ay ka geystaan Soomaaliya, gaar ahaan kuwa uu...

Wasiiro Cusub Oo doonaya in ay Xilka iska casilaan iyo sababta oo la,ogaaday.

Xogta ayaa sheegaya in saddex ka mid ah Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ay qorsheynayaan iney iscasilaan ka hor intaan isku shaandheyn lagu sameyn Xukuumadda Soomaaliya. Ra’iisal...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena