Friday, December 15, 2017

Sawirro: Maxaa Kheyre iyo Xaaf ku dhex maray xafladdii caleemka saarka Waare?

Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa maanta isku arkay xafladdii Caleema Saarka Madaxweynaha Hirshabelle, waxayna kusoo aaday xilli labada Mas'uul ay kala qabeen shaki...

Madaxweyne Farmaajo oo jawaab cad ka bixiyey War murtiyeedkii Madaxda Maamul Goboleedyada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi ayaa jawaab kasoo bixiyey war murtiyeedkii ay soo saareen Madaxda maamul Goboledyada Halkaan hoose ka akhriso hadalka kasoo baxay madaxweynaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo)...

Xildhibaan C/raxmaan Odawaa: “Maxay u fuli waayeen balan-qaadyadii Doorashada ee Farmaajo..?”  

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ahaana wasiirkii hore ee arrimaha Gudaha dowladii Xasan Sheekh ayaa markii ugu horeysay afka furtay, isagoo ka hadlay hoggaanka dowladda Soomaaliya iyo balanqaayadii uu sameeyay xilligii...

Al-shabab oo sheegay in sarkaal ka tirsan Ciidanka dowladda ku dileen Sh.Dhexe

Xarakada Al-shabab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar saaka ka dhacay inta u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar ee Gobolka Shabeellaha dhexe. Weerarkaas ayey Al-shabaab ku sheegtay in ay ku dileen Sarkaal ka tirsan Milatariga...

AMISOM oo howlgal ka dhan ah Shabaab ka bilowday Sh/Hoose

Ciidamada AMISOM ayaa Gobolka Shabeellaha Hoose ka bilaabay hawlgal ballaaran oo ay kula dagaalamayaan ururka Al-Shabaab, waxayna Ciidanka AMISOM ku sugan yihiin wadooyinka muhiimka ah ee Gobolka. Lt Col Bagenda, oo ah...

Maxaa Laga Filan Karaa Geeddiga AMISOM Iyo Galaangalka DFS Ee Sugidda Ammaanka ?

10-sanno kadib, Taliska Ciiddanka Hawlgalka AMISOM waxay diyaar garow ugu jiraan inay dib ugu laabtaan dalalkooda, kadib, markii ay Dagaal aan dhamaad lahayn la galeen Alshabaab. Waana Istaraatijiyad ku soo beegantay Xilli ...

Afar arrimood oo ku saabsan mashaqada haysata Muslimiinta Rohingya

Ibtilada haysata boqollaal kun oo qof oo ah muslimiinta Rohingya ayaa la sheegay inay tahay mushkiladda qaxooti ee dunida ugu xawliga badan. Inay u bareeraan khatar xagga badda ah ama lug ah,...

Mahad Salaad: Xasuuqii Zoobe su’aashii gurmadka ka dib nooga dhig!!

Waxan jeclaystay inaan qodob-qodob u dul istaago dhaliisha Xildhibaan Mahad Salaad ee aan waqtigeeda la  joogin qaarkeedna aan ka turjumaynin xaqiiqda jirta laguna marin habaabinayo gurmadka ay shacabka Soomaaliyeed iyo dalalka aan saxiibka...

30 Dagaalyahan oo looga shakisan yahay inay yihiin Al-Shabaab oo weerar ku qaaday dalka...

Warbaahinada kala duwan ee qaaradda Africa ayaa baahinayo warar ku aadan in 30 dagaalyan ee weerarka ku qaaday dalka Mozambique  inay ahaayeen kuwa ka tirsan Ururka Al-Shabaab. Dagaalyahanadaan ayaa weerar ku qaaday Saddex Saldhig...

Dagaal maalintii labaad Muqdisho ku dhex maraya Maleeshiyo iyo ciidamada Booliska

Ciidamada booliska iyo maleeshiyo ayaa ku dagaalamaya xaruntii safaarada Mareykanka Muqdisho oo loo yaqaan Siligga ee degmada Wadajir, G/Banaadir. Dagaalka ayaa ka dhashay kadib markii maamulada degmooyinka iyo G/banaadir ay ku amreen...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena