Friday, December 15, 2017

Sir: sababta ugu weyn ee uu Fahad Yaasiin u qabtay xilka Agaasimaha Madaxtooyada oo...

Fahad Yaasiin waa shaqsi aad u yaqaan habka loo maareeyo Siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna ahaa shaqsigii keenay Madaxweyne Farmaajo sida ay ka war qabaan inta si fiican u taqaan siyaasadda isla markaasna...

Akhriso Xukun: Culimada Soomaaliyeed oo Shaaciyey inuu diinta ka baxay Ninkii u gefay Nebi...

Majmaca Culimada Soomaaliyeed ayaa bayaan ay soo saareen ku sheegay inuu diinta islaamka ka baxay nin soo bandhigay sawir uu sheegtay inuu yahay Nebi Muxamed NNKH. Arrinta oo maalmahan la hadal yahay...

 Shariif Xasan & Farmaajo oo is Khilaafay & dhinacyo ka faa’ideysanayo

Xog gaara oo ay heshay Wakaaladda Warqaad.com ayaa sheegeysa in Khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi...

5 qalad oo yaab leh oo ku jira guddiga uu Jawaari u magacaabay Qalbi-dhagax

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamad Cusmaan Jawaari waxa uu Magacaabay Guddi Xildhibaano ah oo ka soo baaraan daga Go’aankii Golaha Wasiiradda ee 06-September, kadib markii uu la tashaday Ku Xigeenadiisa. Qaladaadka ku jira...

Xog Cusub: Halka lagu hayo Qalbi dhagax, Wareysiga lala yeeshay & Go’aankiisa ONLF

Wararkii ugu Dambeeyay ee ka soo baxaya Cabdikariim Sheekh Muuse oo loo yaqaano Qalbi Dhagax ayaa waxay sheegayaan in iminka ku xiran Xarunta Sirdoonka Ethiopia ee ku taala deegaanka Nansireed oo...

Dhageyso: Shariif Xasan oo qiil u yeelay taageeradiisa Sacuudiga Iyo Imaaraadka

Maamulka K/galbeed ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey sababta keentay iney taageeraan xulufada Sacuudiga, walibana ay kasoo horjeestaan go’aankii dowladda dhexe ay ka qaadatay khilaafka dalalka Khaliijka. Afhayeenka maamulkaasi Nuuradiin Abukar...

Magacyada iyo Qabiillada Gudiga Xildhibaanada ee loo Xilsaarey Arinta Cabdikarin Qalbi Dhagax

Guddoonka Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari  ayaa  magacaabay Guddi gaar ah oo ka soo tala bixiya qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin  Shiikh Muuse...

Ciidanka Kenya oo Xalay Gubay Xaruntii Hormuud ee Khadiijo Xaaji

Ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya ayaa xalay gubay xarun ay Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ku leedahay tuulada Khadiijo-Xaaji oo udhexeysa magaalooyinka Beled Xaawo & Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Wararka laga helayo Deegaankaasi ayaa...

Khaa’inul Wadan!!: Shakhsiga ka dambeeyo inay maamul Goboleedyada taageeraan xulafada Imaaraadka iyo Sacuudiga oo...

Inta badan maamul Goboleedyada Soomaaliya ayaa qaatay go'aan ka duwan midka ay dowladda Soomaaliya ka qaadatay khilaafka dowladaha Khaliijka. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dhex dhexaad ka tahay khilaafkaan isla markaasna aysan...

Shariif Xasan oo sii huriyey khilaafka dowladda ee Maamul Goboleedyada markii uu go’aan lama...

ar Saxaafadeed ku qornaa Luuqa English-ka oo ka soo baxay Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu muujiyay taageerada Koonfur Galbeed ee ku aadan go’aankii Dowladda Sacuudiga iyo qaar ka mid ah Dowladaha...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena