Friday, December 15, 2017

Xog: Gaadiid u socday al-Shabaab oo lagu qabtay dekadda Muqdisho

Warar hoose oo aan ka helnay shaqaale ka howlgala Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay Gaadiid u socday maleeshiyaadka al-Shabaab. Xogtaan ayaa tibaaxeysa in Gaadiidkaas ay ahaayen...

Maareeye: Somaliland maaha maamul lamana dhihi karo waa aflagaado qaawan oo halis ah

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Somalia Maxamed Cabdi Maareeye oo hadda ka tirsan Xildhibaanada BFS, ayaa si kulul u dhaliilay shaqsiyaadka ka tirsan DFS ee Somaliland ku tilmaamay maamul Goboleed. Xildhibaan Maareeye...

Xog: Halkee ka baxday xuquuqda ciidamada DF 3-dii bil ee u danbeysay?

Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa halka la mariyay Xuquuqda ciidamada dowlada Federaalka ah ee Somalia 3dii bil ee lasoo dhaafay. Xogaha aan heleyno ayaa muujinaaya in ciidamada Hay’adaha amniga...

Halis cusub: Xubno Shabaab ah oo lagu dhexqabtay Jaamacad caan ah oo ku taala...

 Ciidamo ka tirsan dowlada Federaalka ah ee Somalia ayaa maaanta howlgal ka dhex fuliyay gudaha Jaamacadda Plasma ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir. Ciidamadan oo watay ilaa Seddex gaari ayaa gudaha u...

Baarlamanka oo ku dhegan wasaaradda maaliyadda iyo hal arrin oo lagu haysto

Warbixintan ay soo gudbiyeen guddiga miisaaniayadda, maaliyadda, qorsheynta iyo la-xisaabtanka hey’adaha dowladda ee golaha shacabka, waxaa ay sheegeen in ay ku qaadatay 2 todobaad. Guddiga waxaa uu sheegay in miisaaniyadda 2018-ka ee...

Dowladdii Xasan oo weli lagu leeyahay 5 milood mushaarka xildhibaannada baarlamankii 9-aad

Dowladii hore ee uu madaxweynaha ka ahaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaan bixin mushaarkii xildhibaannada Baarlamaankii 9aad oo gaareysa 5 bilood iyo weliba shaqaalaha dowladda sida ay xaqiijiyeen dib u eegis...

Xog: Hal sabab oo Cadaado ku kaliftay inay ka hor timaado heshiiska Ahlu Sunna...

Dhawaan Magaalada Muqdisho waxaa heshiis taariikhi ah ku saxiixday Maamulka uu hoggaamiyo Sheekh Maxamed Shaakir iyo Maamul Goboleedka Galmudug ee uu Calanka u hayo Madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf. Heshiiskaas qodobada ugu...

Abaanduulaha ciidanka xoogga oo kashifay inay jiraan maamulo la shaqeeya Al-Shabaab

Abaanduulaha ciidamada xooga  Soomaaliyeed Janaraal Cabdullahi Cali Caanood oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay kaga digayaan maamulada degmooyinka iyo kan gobalka shabeelaha hoose ee wada shaqeyn ka dhaxeysa  iyaga iyo...

Dhageyso: Mid ka mid ah musharixiintii February 8 “Farmaajo wuxuu nooga baxay ballan aan...

Mid Kamid Ah Musharraxiintii 8 Febraayo Oo Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Uu Ballan Uga Baxay Musharraxiintii Isbedal Doonka Ahayd Mid kamid ah musharrixiintii kursiga madaxtooyada u tartamay Febraayo 2017, ayaa sheegay in...

Xubnaha mucaaradka oo ka faa’iideysanaya fursado ay dayacday DF Somalia

Kooxdda mucaaradka ku ah hogaanka Dowladda Somalia ayaa badalay qeyb ka mid ah hanaankii ay markii hore wax ku wadeen iyagoo bilaabay iney soo jiitaan qabaa'ilka, culimadda iyo qeybaha kale ee...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena