Monday, January 22, 2018

Xog: Doorka uu Shariif Xasan ku leeyahay Xiriirka Xumaaday Ee Galmudug Iyo Dowladda Federaalka

Waxaa maalmihii ugu dambeeyey si weyn u xumaaday xiriirka ka dhaxeeyo dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug oo uu hoggaamiye Axmed Ducaale Gelle Xaaf. haddaba Shabakadda...

Sacuudi Carabiya oo diyaarad Khaas ah u soo dirtay Farmaajo iyo ujeedka arrintaas oo...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kaddib markii uu martiqaad uu ka helay Boqorka dalkaas, booqashada...

Sawiro: Shirkii Muqdisho uga socday Odayaasha Beesha Habargidir oo laga soo saaray Qodobo Xasaasi ah...

Odayaasha dhaqanka Beesha Habargidir oo daqiiqado ka hor kulan xasaasi ah kusoo gabagabeeyey Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Hotel Sahafi ayaa ka hadlay xiisada ka...

Madaxweynoow: qaan MUWAADIN waa qaaxo kugu maqan!

In kasta oo halqabsiga qormadu yahay hawraar hore u jirtay, haddana, waxaan u arkay, in uu aad ugu habboon yahay, ku la munaaqashada Maxamad...

Deg deg: Xaaf oo Xabsi guri ka dhigay Ku-xigeenkiisa iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug...

Waxaa cirka isku sii shareeraya khilaafka iminka soo kala dhex galay madaxda ugu sareysa Maamulka Galmudug,taasi oo keentay in madaxda qaar xabsi guri laga...

Deg deg: Akhriso Axmed Madoobe oo ku dhawaaqay go’aan ku aadan Khilaafka dowladda iyo...

Iyadoo ay cirka isku sii shareereyso xasaradda siyaasadeed ee u dhaxeeyo Maamul Goboleedyada dalka iyo dowladda dhexe ayaa waxaa arrintaas si rasmi ah uga...

Document: Akhriso Mooshinka ka dhanka ah Imaaraadka Carabta ee loo gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxaa markii ugu horeysay la gaarsiiyay mooshin ka dhan ah fara-gelinta uu Emirate-ka Carabta ku hayo Somaliya. Mooshinkan,...

Kulan Xasaasi ah Fashilna kusoo dhamaaday oo dhex maray Madaxweynaha iyo Xildhibaanada Habargidir &...

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Villa Soomaaliya kulan xasaasi ah oo albaabada u xirnaa ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...

Maxay yihiin caqabadaha ka dhalan kara duulimaadyada habeenkii ee garoonka Muqdisho?

Markii ugu horeysay muddo ka badan 25 sano, waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ka degtay diyaarad rakaab sidda xili habeen ah, waxayna diyaaradaas...

Farmaajo oo Mushaarkiisa ku bixiyey arrin ay taariikhda xusi doonto

Ilaa 100 qof oo danyar ah oo kunool magaalada Muqdisho ayaa ka faa’idaystay  mashruucani indho fiiqista ah oo uu maalgeliyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena