Sunday, February 18, 2018

Fiqi: Farmaajo wuxuu bilaabay inuu soo celiyo foolxumo aan 1997 dagaalkeeda bilownay

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo kamid ah Xildhibaanada sida weyn uga soo horjeedo siyaasadda Dowladda Farmaajo ayaa ka dhawaajiyey sababta keentay inuu mucaarado dowladda...

Xasaasi: Shaqaalaha Dowladda oo aan muddo laba bilood ah wax mushaar ah qaadan

Dowladda Rayidka ah ee dowladad Federaalka Soomaaliya ayaan weli qaadan mushaarkooda muddo laba bilood ah iyadoo aan la ogeyn sababta rasmiga ah ee arrintaas...

Akhriso: Labo Musharax oo ka tanaasushay u gudbida Wareegga Labaad

Afarta musharax ee isugu soo haray Wareega Labaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa labo ka mid ah waxay ka tanaasuleen iney u gudbaan...

TOOS U DAAWO: Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka socota Jowhar

Waxaa goordhow Howlka shirka Baarlamaanka ee Hirshabeelle ka furmay Doorashada madaxweynaha cusub ee maamulkaasi. Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Sheikh Cusmaan Barre Maxamed ayaa ku dhawaaqay iney...

5 Qodob Oo Ra’isul Wasaare Kheyre Ay Tahay In Uu Ka Hadlo Kulan-ka 72aad...

Bishan 19-25-keeda, waxaa magaalada New York ka furmaya shirka guud ee jimciyadda qaramada midoobey, Soomaaliya waxaa uga qeybgalaya ra’isul wasaare Xasan Kheyre, waa sanadkii...

Ba’aa Goormee ayuu Cabdi-qeybdiid Dastuur bartay!

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo kamid ahaa hoggaamiye kooxeedyada dalka dhibaatada usoo horseeday ayaa dhawaan loo magacaabay Guddoomiye Guddiga Dastuurka ee Aqalka sare, Ba'aa...

Akoonkii Profile-ka ee Daahir Calasow oo la xiray , Guuxa Online oo heshay sababta...

Waxaa muddo 3 bil ah la xiray akoonkii Profile-ka ahaa ee uu lahaa Daahir Calsow oo ah nin inta badan huriyo siyaasadda Soomaaliya. Sida ay...

shabaab oo qaraxyo iyo dagaal toosa ku galay Xero ay ciidamada Dowladda ku...

Wararka ka imaanaya degmada Ceel Waaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu ka socdo degmadaas, kaddib...

Warbixini Xasaasi ah: Musharax dambe oo Soomaali ah ma aamini doontid haddiiba uu Farmaajo...

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxaa ka muuqdo isbadal weyn oo ku aadan dabeecadihii lagu aqoon jiray. Markaad u fiiriso ballanqaadyadii uu sameeyey Farmaajo...

Xog Xasaasi ah: Ra’isulwasaare Kheyre oo shaqaaleysiiyey 300 oo dhallinyaro si loo difaaco booskiisa...

Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa bilaabay ololo xoogan uu ku doonayo inuu ku difaaco xilkiisa kadib markii ay kusoo baxeyn kooxo badan oo...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena