Friday, December 15, 2017

Sheekh Nuur Baaruud: Waxaa jira dad soo jeediyay in leyga musaafuriyo Somalia

 Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga taakuleynta Ciidamada Qalabka sida Sheekh Nuur Baruud Gurxan, ayaa ka hadlay warar kala duwan oo kaga imaanaya dhanka Siyaasiyiinta qaarkood ee carada ka qaaday hadalo uu ka jeediyay...

Akhriso:-Qodobada Maanta Looga Hadli Doono Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii caadiga waxa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajednaha Kulanka Maanta ayaa ah ka doodista Miisaaniyada 2018,oo xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ay...

Dhageyso:-Gudoomiye Cali Gacal Oo Ka Hadlay Go’aanka Xildhibaanada Ee Heshiiskii Galmudug Iyo Ahlusuna

Maalmihii la soo dhaafay waxaa soo baxayay in ay jiraan xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmuudg kuwaas oo ka soo horjeeda heshiiskii 6,dii Bishaan ay Muqdisho ku kala saxiixdeen masuuliyiin ka kala...

Shirkii murunka dhaliyey ee shidaalka Soomaaliya oo baaqday iyo war kasoo baxay shirkadda IRN

Qaban-qaabiyeyaasha shirkii shidaalka iyo Gaaska ee lagu waday in uu ka dhaco Nairobi bisha March ee sanadka soo socda ayaa baajiyay kadib markii ay dowladda federaalka ah ku eedeeyeen kala hadal...

Khilaaf ka taagan guddi doorasho oo uu magacaabay Cabdi Weli Gaas

 Xildhibaannada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa ka horyimid xubno gaaraya 7 oo uu magacaabay madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas,kuwaas oo ay xildhibaannada diideen. Madaxweyne Gaas ayaa magacaabay 7 xubnood oo uu...

CEEB: Abbas oo qarxiyay cida ka danbeysay in Qudus lasiiyo Israel + Sawirro

 Waxaa walaac xoogan laga muujinayaa dadaalka ay dowlada Sacuudi Carabiya ugu jirto in caasimada Israel si rasmi ah loogu raro magaalada Qudus ee Falastiin. Maamulka Falastiiniinta ayaa sheegay in qorshaha Sacuudiga uu...

Hadaf la’aanta ururka Jamacadda Carabta iyo horumarka Midowga Yurub

Ururka Jaamacadda Carabta waxaa la asaasay 1945, bishii Maarso22: Waddanka Masar aya lagu Asaasay ilaa hadana xaruntiisu waa (Caasimadda Masar ee Qaahira) isbahaysiga Jamacadda Carabtu waa mid muddo dheer jiray waana...

Xog: Maxaa hortaagan qorshaha magacaabista safiirada cusub ee Somalia?

Warar hoose oo aan ka heleyno Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia ayaa sheegaya in dib u dhac uu ku imaaday qorsho lagu doonaayay in lagu magacaabo Safiiro cusub. Xogaha aan heleyno ayaa tibaaxaaya...

Ethiopia oo cadeysay mowqifkeeda ku aadan saldhiga safaaradeeda Tel Aviv ee Qudus

 Dowlada Ethiopia ayaa daboolka ka qaaday inaysan adeeci doonin go’aanka uu Madxaweynaha Mareykanka Donald Trump magaalada Qudus ugu hibeeyay Israel. Ethiopia waxa ay sheegtay in howlaha Safaaradooda ay kasii socon doonto caasimada...

Amiirka Qadar oo kashifay sir hor leh oo ku saabsan kiiska Qudus ee Sacuudiga...

Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa shaaca ka qaaday in dowladiisa aysan afka ka qabsan doonin baahinta Dukumiintiyo muujinaaya xiriir hoosaadka ka dhexeeya dowladaha Sacuudiga iyo Israel. Amiirka waxa...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena