Wednesday, February 21, 2018

Xog: Wasiiro iyo xildhibaano jahwareer galiyey howshii xarunta gobolka Banaadir

Wararka naga soo gaaraya Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in shaqooyinka halkaa ka socday ay qarka u saran yihiin inay galaan hakat, kadib...

Villa Somaaliya Oo Laf dhuungashay kunoqotay Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) Sababta oo la...

Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa sheegay inay noloshiisa halis ku jirto, kadib...

Doorashada Jowhar iyo halka uu salka ku hayo loolanka maxkamadda sare iyo guddiga…

Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa April sanadkii hore meel-mariyay qaraar ka hadlaya buuxinta kuraasta ka bannaan Golaha, kaasi oo ku saabsan in...

Xog cusub: Qorsho Xubno ka tirsan Daljir ay uga mid noqonayaan Xukuumada Kheyre oo...

Sida aan kasoo xigan mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Somalia waxaa socda qorsho Xukuumada Somalia ay uga soo dhexmuuqan lahaayen Siyaasiyiin ka tirsan Xisbiga Daljir. Qorshahaani...

Xog: Khilaafkii Siyaasadeed ee u dhexeeyay madaxweyne Farmaajo iyo Bukhaari oo xal loo helay

Wararka aan ka heleyno Xildhibaano ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka ayaa sheegaya in xal laga dhex abuuray Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo...

Xog Naxdin leh oo laga helay Qaraxyada Shabaab ku Farsameeyaan Muqdisho..

Sida Warka uu sheegayo maleeshiyada Al-shabaab ayaa warshad farsameysa qaraxyada ka furtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Degmada Hilwaa, gaar ahaan nawaaxiga Suuqa Xoolaha ayaa...

Dowladda oo Kala Furfuraysa Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada

Dowladda Federaalka Soomaliya ayaa bilowday in ay kala furfurto Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo dhawaan loogu dhawaaqay magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee...

Qallaafoow oo markale loo Magacaabay Gudoomiyaha D/Beladweyn.

Magalaada Baladweyne ee xaruunta gobolka Hiiraan  ayaa waxaa ka dhacay Munaasabada u xilka kula wareegayo  Guudoomiyaha degmada Baladweyne. Maamulka Hirshabeelle ayaa xilka ka qaaday Guudoomiyaha...

Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna oo maanta la dhameystirayo

Sida uu qorshaha yahay magaalada Dhuusa-mareeb waxaa maanta lagu wadaa in uu ka dhaco Shirweyne lagu dhameystirayo heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku kala saxiixdeen...

Muxuu ahaa ninka uu dilay Dhuusamareeb Askariga ka tirsan Ahlusuna

Askari ka tirsan Ahlusuna ayaa goor dhow magaalada Dhuusamareeb ku dilay nin darawal ah, kaddib markii uu ka shakiyay. Dilka ayaa ka dambeeyay, markii ninka...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena