Wednesday, February 21, 2018

Caddeyn: Dawladda Soomaaliya oo shaqadii ka joojisay dhamaan Shirkadaha Gaarka Ah (Akhriso Magacyada Shirkadahaas)

Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaqadii ka joojisay shirkado badan oo si gaar ah loo lahaa kuwaas oo dowladda ka heystay qadanraasyo. Tallaabadaan ayaa ka dambeysay markii ...

Galmudug iyo dowladda oo meel xun kala marayo iyo sheekada oo isku badashay hab...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Gelle Xaaf ayaa  ku dhawaaqay inuu xiriirka u jaray dowladda Qatar isla markaasna uu maamulkiisa garab taagan yahay xulafada Sacuudiga...

Madaxweyne ku xigeenka iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo berri Xamar kasoo dagayo iyo arrin...

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir ayaa lagu wadaa inay Berri soo gaaraan Magaalada Muqdisho. Labada Mas'uul...

Xog: Xildhibaan Yuusuf Dhagey oo xil muhiim ah ku waayey Xiisadii Galmudug

Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas (Dhagey) wuxuu kamid ahaa Xildhibaanadii dhawaan loo diiday inay galaan Magaalada Cadaado, wuxuuna la safnaa garabka Xaaf kasoo horjeedo sida...

Kenya oo qarineysa muwaaddiniin uga dhintay Qaraxii Soobbe.

Warbaahinta dalka Kenya ayaa aad u hadal haya muwaaddiniin Kenyaan ah oo ka shaqeysta gudaha Soomaaliya kuwaas oo qaarkood ku dhintay qaraxii dhawaan ka...

Xog qarsoon oo la helay Aalada ay qaraxyada u adeegsadaan Shabaab & Meelaha ay...

Xoogaga Shabaab ayaa la ogaaday qaraxyada culus ay ka gaystaan Magaalada Muqdisho iyo meelaha ka baxsan inay u adeegsadaan hubka ay ka furtaan Xeryaha...

Kheyre oo ka carooday qoraalkii Sanbaloolshe ee New York Times iyo kulan deg deg...

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu warramay inay ka carrootay maqaal uu taliyaha hay’adda nabad-sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Sanbaloolshe uu ku daabacay wargeyska The...

Xog: Imaaraadka oo u yeeray hogaamiyayaasha maamul goboleedyada Somalia

Sida aan wararkeena hore ku sheegnay dowlada Imaaraadka Carabta ayaa casuumaad gaara u sameysay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Somalia Maxamed C/llahi Farmaajo. Casuumaada Madaxweyne...

Xog: Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda maamul Goboleedyada oo qadka Taleefoonka ku wada hadlay iyo...

Weli waxaa laga war sugayaa go'aanada iyo qodobada kasoo baxo shirka Madaxda Maamul Goboleedyada uga socdo Magaalada Kismaayo kaasoo lasoo sheegayo inuu dhamaaday balse...

Axmed Madoobe oo hal arrin ku qanciyey Wasiir Janan iyo Xildhibaano kasoo horjeeday shirka...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in la qanciyye Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan maamulka oo ka hor...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena