Wednesday, February 21, 2018

Xildhibaano ku dhawaaqay inay xilka ka qaadeen Madaxweyne Xaaf (Akhriso tirada)

Ilaa Galabta gelinkii dambe waxaa qasneyd xaaladda Magaalada Cadaado ee xarunta kumeel gaarka ah ee Galmudug, waxaana socday mooshino la sheegay in xilka looga...

Dhageyso: Mas’uul xil weyn ka hayo dowladda Farmaajo oo la ogaaday inuu Muwaadin Somaaliyed...

Xaashi Cumar Xasan oo ah muwaadin Soomaaliyeed kuna xirnaa muddo 19 Sano ah dalka Talyaaniga ayaa waxa uu sharaxaad ka bixiyay kaalinta uu xarigiisa...

Xog: Doorka uu Shariif Xasan ku leeyahay Xiriirka Xumaaday Ee Galmudug Iyo Dowladda Federaalka

Waxaa maalmihii ugu dambeeyey si weyn u xumaaday xiriirka ka dhaxeeyo dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug oo uu hoggaamiye Axmed Ducaale Gelle Xaaf. haddaba Shabakadda...

Kulan Xasaasi ah Fashilna kusoo dhamaaday oo dhex maray Madaxweynaha iyo Xildhibaanada Habargidir &...

Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Villa Soomaaliya kulan xasaasi ah oo albaabada u xirnaa ku yeeshay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo...

Axmed Shariif oo aan weli ka quusan tartankii loo galay xilka madaxweynimo ee Galmudug...

Axmed Cali Hilowle (Axmed Shariif) ayaan weli ka quusan tartankii loo galay xilka madaxweynimo ee Maamulka Galmudug oo la ogaa in Maalin cad looga...

Mushar kamid ah kuwii Farmaajo la tartamay oo la ogaaday inuu lahaa hubkii ay...

Warar la helayo ayaa sheegaya in Hubkii Maalmo ka hor Ciidamada Puntland ay ku qabteen Xeebta Magaalada Boosaaso uu lahaa mid kamida Musharaxiintii u...

Shariif Xasan,Gaas iyo Xaaf oo shir isugu imaanaya: Akhriso waxa looga hadli doono

Iyadoo ay sare usii kaceyso khilaafka Maamulka Goboleedyada iyo dowladda dhexe ee ku saabsan go'aanka dowladaha Khaliijka ayaa waxaa soo baxay warar cusub oo...

Madaweynaha Galmudug oo qaaday tallaabo dhabarjabin ku ah garabka kasoo horjeedo

Axmed Ducaale Gelle Xaaf oo ah Madaweynaha Galmudug oo shalay dib ugu soo laabtay Magaalada Cadaado ayaa maanta bixiyey mushaaraadka Maamulkiisa. Madaweyne Xaaf ayaa maanta...

Deg Deg: Xaaf oo Diyaarad Muqdisho kasoo qaadi rabtay wasiiro iyo Xildhibaano u sheegay...

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geella Xaaf ayaa u hanjabay Xildhibaano iyo Wasiiro doonayey inay kasoo duulaan garoonka Muqdisho isla markaasna kusoo wajahnaa Magaalada Cadaado. Axmed...

Dowladda oo go’aansatay inay meesha ka saarto dhammaan madaxda Maamul Goboleedyada (Akhriso seddex fikir...

Dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa wado qorsho ay uga takhaluseyso dhammaan madaxda Maamul Goboleedyada dalka kuwaas oo laf dhuun gashay ku noqday horusocodka dowladnimada...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena