Wednesday, January 24, 2018

Fadeexad: Beesha Abgaal oo ka shaqeysay riditaankii Cosoble kadib markii uu halkaan arrin u...

Siyaasiyiin iyo ganacsato kasoo jeedo Beesha Abgaal ayaa ka shaqeeyey falkii xilka looga qaaday madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali Cabdullahi Cosoble oo isagoo gaduudsan...

Wasiir Yariisow oo dharbaaxo lama filaan ah ku dhuftay Daahir Calasow xilli 5 berri...

Daahir Calasow ayaa muddo 5 berri ku dhow laga la'yahay internetka, waxaana jiro warar kala duwan oo kasoo baxayo sababta uu Daahir uga maqan...

Fadeexad: Safaarado badan oo dowladda Soomaaliya ku leedahay dibadda oo u xirmo rabo mushaar...

Muqdisho (Guuxa) - Safaarado badan oo ka tirsan kuwa ay dowladda Soomaaliya ku leedahay dibadda ayaa xirmi rabo kadib markii ay dowladda ka heli...

Xaqiiq: Maxaa keenay inuu Madaxweyne Farmaajo ka aamuso kiiska Qalbi Dhagax?

Muqdisho (Guuxa Online) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si buuxda uga aamusay inuu ka hadlo kiiska Qalbi Dhagax loogu wareejiyey dowladda Itoobiya. Shabakada...

Xog xasaasi ah: Kheyre oo la heshiiyey Xildhibaanada Beesha Habargidir

Muqdisho (Guuxa Online) - Ra'isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa isticmaalay kaarto cajiibka badan markii uu iska qanciyey inta badan Xildhibaanada  Baarlamaanka Soomaaliya ku...

Mareykanka oo weeraro cirka oo ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyay Shabeellaha Hoose

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa sheegay in saddex weerar oo dhinac cirka ah ay maanta ka fuliyeen Gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo lagu...

Doodii Xildhibaanada ee Kiiska Qalbi Dhagax oo soo dhamaatay iyo Guddi loo saaray

Doodii Xildhibaanada Golaha shacabka ay ka lahaayeen qaraarkii Xukuumadda ka qaadatay dhiibidii C/kariin Qalbi Dhagax ayaa goor dhow soo dhamaatay, iyadoo Guddoonka Baarlamaanka uu...

Dibad baxayaal rabay inay ku hor banaan baxaan Xarunta Golaha shacabka oo rasaas lagu...

Dibad baxayaal taageersanaa Xukuumadda oo maanta isugu soo baxay waddooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa rasaas lagu kala  eryay, kaddib markii ay isku dayeen...

Cabsi ka taagan goobaha Bulshada isugu yimaadaan Magaalada Muqdisho

Cabsi ayaa ka taagan goobaha Bulshada isugu yimaadaan ee Magaalada Muqdisho, kadib markii dadka dareen cabsi leh ay ka muujiyeen qaraxyada gaadiidka iyo midka...

Dhacdo naadir ah oo ka dhacday Degmada Warta Nabadda

Muqdisho iney is badashay waxaa laga garan karaa ficiladda madaxdeeda cusub, shacabka degmadda Warta Nabadda waxa ay asbuucii hore arkeen wax ka duwan wixii...
error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena