Monday, December 11, 2017

KASHIFAAD: Maxay tahay sababta keentay inay is casisho Wasiirkii Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka

Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan...

Wasiir ka tirsan xukuumadda Somalia oo lacag baad ah weydiistay Shirkadda Hormuud

Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan...

Xog Xasaasi ah: Cabdullahi Ciilmooge oo London iskugu caleemo saaray  Madaxweynaha Jubaland

Kooxda Farmaajo ee ku sugan Magaalada London ayaa xalay kulan ay yeesheen ku aruuriyeen lacago loogu talagalay in lagu Burburiyo Maamulka Jubaland. ilo xog ogaal ah waxa ay sheegeen in lacagtaasi loogu...

Xog: Maxaa ku dheggan in la soo magacaabo beddelka Sanbaloolshe iyi Saacid?

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, ayaa waxaa uu ku mashquulsan yahay shakhsigii uu keeni lahaa booskii uu dhawaan baneeyay Taliyihii Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), C/laahi Maxamed...

Xog qarsoon oo la helay Aalada ay qaraxyada u adeegsadaan Shabaab & Meelaha ay...

Xoogaga Shabaab ayaa la ogaaday qaraxyada culus ay ka gaystaan Magaalada Muqdisho iyo meelaha ka baxsan inay u adeegsadaan hubka ay ka furtaan Xeryaha ay ku sugan yihiin ciidamada Amisom ee...

Yaa ka Dambeeya Fariimaha Digniinta Amniga ah Xaambarsan oo Shacabka Lagu Argagax  Galinayo?

Labadii maalmood ee lasoo dhaafey waxaa magaalada Muqdisho la isku gudbinayey fariimo xambaarsan digniino dhanka amniga ah oo lagu argagixinayey shacabka Muqisho. Fariimahan qaarkood waxaa loo sawirayey inay yihiin kuwa ay isdhaafsadeen...

XOG CULUS: AL-shabaab oo Qaraxyo u adeegsan doona Gaadiidka AMISOM, 4 maalin howlaha Garoonka...

Shaqada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde iyo guud ahaan Xerada Xalane ee Saldhigga ugu weyn AMISOM ayaa hakad ku jirta,waxaana laga baqayaa weerarro ay Al-shabab ka geystaan gudaha Garoonka Aadan Cadde. Xog ay...

XOG: Guddoomiyaha G/Banaadir oo dalbaday in lagu wareejiyo Ammaanka Muqdisho, Shuruudna ku xiray

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa olole ugu jira inuu la wareegto ammaanka Gobolka Banaadir. Warar ay heshay Guuxa ayaa sheegay in Guddoomiye Taabit uu si toos...

Al-shabaab oo Qeeybo ka mid ah Muqdisho Ka Iclaamiyay Dagaal ay Kula Wareegayaan Madaxtooyada

Tan iyo Markii la Doortay Madaxweynaha Dowlada Federaalka ah Ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaaho islamarkaana uu Magacaabay R/wasaare Xasan Cali Kheeyre Waxaa Magaalada Muqdisho Kusoo Xoogeeysanaayay Kooxda Al-shabaab,Waxaana Magaalada Muqdisho Gudaheeda...

Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka shaki ka qaba in loogo baxo lacag laga balanqaaday

Iyadoo dhawaan muqdisho lagusoo gabagabeeyay shir ay lahaayeen madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada ayaa warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in ay suuragal tahay in looga baxo balamo lala galay, sida in LA...

XOGTA HOOSE

error: Qof weynaa tahay isku xishoo oo wax quro haddii kale waan ku dacweeneynaa hadaad isticmaasho warbixinadeena