DEG DEG:-Fanaanadii Ugu Horeysay Ee Af-Soomaali Ku Heesta Oo Geeriyootay

0
578

Magaalada Hargeysa ee deegaanada Maamulka Soomaaliland Wararka aan ka heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in ay ku geeriyootay Allaha u naxariistee Shamis Abuukar Ismaaciil oo loo yaqaanay Gaduudo Carwo.

Fanaanada ayaa aheyd fanaankii ugu horeeyay ee Sooamaliyeed ee Af-Soomaali ku heesa.

 Fanaanada ayaa bilihii u dambeysay ku xanuun saneysay Magaalada Hargeysa.
FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

LEAVE A REPLY