Dunida oo si caro leh uga jawaabtay go’aanka Trump ee Qudus

Go’aanki madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday magaalada Qudus caasimadda rasmiga ah ee Israa’il ayaa diidma xoooggan kala kulantay caalamka. Hogaamiyeyaasha dunida muslimka iyo guud ahaan beesha caalamka oo dhan ayaa si weyn u dhaleeceeyay tallaabada uu qaaday Trump, waxa ayna ka digeen halista rabshado ka dhasha arrintaan iyo in ay horseedo dhiig daato. … Continue reading Dunida oo si caro leh uga jawaabtay go’aanka Trump ee Qudus