Shabakadda Guuxa Online, Waa Shabakad ay ku midoobeen in ka badan 8 Wariye oo caan ka ah Soomaaliya, waxaadna ka heleysaa Xog, Falanqeyn, Dhacdooyinka Maalinlaha ah iyo halka ay ka haleysan tahay Siyaasadda Soomaaliya, Rukumo wararkeena si moobeelkaaga iyo Computerkaaga laguugo soo diro, adigoo ku dhufanayo Calaamada gaduudan ee kaaga muuqato Shaashadda, sidoo kalana Pagekeena Facebook Like saar adigoo mahadsan 

_____________________________________________

Sida ay sheegeen sirdoonka kenya hoggaamiyaha Alshabaab ee Kenya ninka lagu magacaabo Axmed Iimaan Ali ayaa baxsada ka ah kooxda Alsahbaab.

Warkan oo uu qoray wargeys ka soo baxa Kenya ayaa lagu sheegay in Axmed Iman oo ah Kenyaati ku biiray Al-shabaab, isla markaana madax ka ahaa ururka Jeysh al Ayman uu Alshabaab u qaabilsanaa in dhallinyarada Kenyaanka loo qoro Al-shababiy iyo qorsheynta weerarrada lagu qaadayo Kenya, basle iminka ay isku dhaceen Alshabaab.

Ninkan ayaa la sheegay inuu ka hor yimid qaabka ay wax u wadaan hoggaanka saree ee Al-shabaab, ayna isku af-garan waayeen xubno ka mida Alshabaabka Kenya oo xarakadu ay ku soo eedeysan basaasiin lana daldalay.

Warka laga soo xigtay sirdoonka ayaanay cid xaqiijisay iyadoo Sirdoonka Kenya wararkoodu u badan yihiin kuwo ka fog xaqiiqada marka ah timaado xaaladda Alsahbaab. Axmed Iimaan ayay sheegeen inuu ka baqayo inay dilaan kooxda Al-shabaab.

Ninkan oo hoggaamiye sare ah ayaa Alshabaab ka caawiyay sameynta muuqaalada lagula hadlalyo dadka Kenya ee ku baxa luqada Sawaaxiliga.

Akhriso: Xildhibaanada Golaha shacabka oo lagu soo rogay Canshuur

Shabakadda Guuxa Online ayaa akhrsitayaasheeda u ballan qaadeyso inay usoo gudbin doonto wax kasta oo ku soo kordha Siyaasadda Soomaaiya, Dhacdooyinka maalinlaha ah, Falanqeyn, Xog iyo gorfeynta isbadalka Siyaasadda Soomaaliya, haddaba Rukumo wararka Guuxa Online si Computerkaaga iyo Moobeelkaaga laguug soo diro  Wararka adigoo kaliya ku dhufanayo Calaamadda Gaduudan ee shaashada Moobeelka ama Computerkaaga kaaga muuqato kadibna raacayo wadada rukumashada, waana lacag la’aan, sidoo kalana Like saar Pagekeena Facebook

 Fikirkaaga hoos noogu reeb iyo meesha danta u ah Shacabka iyo dalka adigoo isticmaalayo facebook-gaaga

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here