NAGU SAABSAN

website-kaan waxaa ku midoobay ilaa 8 wariye oo caan ka ah soomaaliya, xiriir wanaagsanna la leh dhinacyada siyaasadda, una sahlan tahay iney helaan xog walba oo ku saabsan marxaladaha dalka.

Waxaan suuragal noo aheyn inaan baahino magacyada wariyeyaasha sababo amni aawadeed.

Xarunta Shabakadda:

Xarunta ugu weyn ee Shabakadda Guuxa Online waxay ku taalaa Magaalada Brussels ee dalka Belgium

Hadaad heyso xog, fikir, sir, maqaal – fadlan noogu soo dir email-kaan hoos ku qoran.

guuxaonline@gmail.com

Fariin walba oo aad nasoo gaarsiiso loona arko in bulshada loo gudbin karo – waan gudbineynaa.