Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Golaha Wasiirada Puntland

0
82

Sidoo kale waxaa looga hadlay Muhiimada iyo miisaanka ay leedahay Isdhexgalka Bulshada Soomaaliyeed iyadoo madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya uu amaanay sida dadka Soomaaliyeed ee reer Puntland u jecel yihiin Soomaalinimada iyo isdhexgalka bulshadda.

Madaxweyne Farmaajo ayaa maalmaha uu ku sugan yahay deegaanada Maamulka Puntland waxa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa madaxda Puntland iyo waxgaradka iyo qeybaha kale ee Bulshada

Hoos Ka Daawo Sawirrada

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

LEAVE A REPLY