Waan Waan lagu sii deynayo Xaliimo yarey oo Dhuusamareeb ka socoto.

0
128

 

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey” ayaa wali ku xeran  magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud ee Soomaaliya.

Xaliimo yarey oo KNN lahadashay ayaa sheegtay in wali ay xerantahay oo xabsi guri ay ku jirto, ayada iyo xubno lasocday, waxaana hada socda waan waan lagu doonaya in lagu soo daayo Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Madaxa-banaan ee qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo yarey”.

FIKIRKAAGA HALKAAN NOOGU REEB ADIGOO ISTICMAALAYO FACEBOOKAAGA, WELIBA CHECK SAAR (ALSO POST ON FACEBOOK)

LEAVE A REPLY