Wiilka Cali Cabdalla Saalax ” Kuleylka Dhiigga Aabahey waxaa lagu shubi doonaa dhegaha Iraan”

Axmed Cali Cabdalla oo ku sugan Dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegay in dhiigga aabihii Cali Cabdalla Saalax uusan ahayn mid sidaas ku dhamaaday islamarkaana dagaalka Yemen uu hadda billow yahay. Axmed oo 2012kii Xabsi Guri ku ahaa Dalka Imaaraadka ayaa wareysi siiyay TV laga leeyahay Sucuudiga waxaana uu sheegay in kuleylka dhiigga aabihii lagu shubi … Continue reading Wiilka Cali Cabdalla Saalax ” Kuleylka Dhiigga Aabahey waxaa lagu shubi doonaa dhegaha Iraan”