Xog: Amiirka Al-Shabaab oo baxsaday iyo khilaaf soo kala dhex galay kooxda

Khilaaf aad u xoogan ayaa soo kala dhex galay madaxda ugu sareeya kooxda Al-Shabaab, taasoo sababtay in amiirka kooxda Axmed Diiriye uu u baxsado Gobalka Gedo, ilo-wareedyo ayaa sidaas sheegay. Taliyaha Qeybta 43 Aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya General Ismaaciil Saxardiid ayaa sheegay in Axmed Diiriye oo ugu sareeya Al-Shabaab ay isku dhaceen Horjooge … Continue reading Xog: Amiirka Al-Shabaab oo baxsaday iyo khilaaf soo kala dhex galay kooxda