Farmaajo oo safar deg deg ah u baxaya iyo Qorshe culus oo socda

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa safar deg deg ah toddobaadkan ugu baxaya dalka Masar, sida ay ilo-wareedyo ku sugan Villa Somalia ay xaqiijiyeen. Framaajo ayaa ka qeyb galaya shir ku saabsan maalgashiga iyo ganacsiga, oo uu magaalada xeebta ah ee Shara El Sheikh ku marti-gelinayo madaxweye Cabdifatax Al Sissi ee dalka Masar. Shirkan ayaa … Continue reading Farmaajo oo safar deg deg ah u baxaya iyo Qorshe culus oo socda