Xog: Indha Cadde oo ku hungoobay xil uu muddo ka raadinayey dowladda Farmaajo

Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay Saraakiil ka tirsan Xafiiska Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia ayaa sheegaya in Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad “Indho Cadde” uu ku hingoobay rajadiisii ku aadaneyd xilka Taliyaha Hay’adda Nabadsugida ee Somalia. Ilo ku dhow dhow Ra’isul wasaaraha Xukuumada ayaan kasoo xiganay in dowladu ay Indha Cadde raali galin ka siisay … Continue reading Xog: Indha Cadde oo ku hungoobay xil uu muddo ka raadinayey dowladda Farmaajo